Daraasadaha iyo Daabacaadaha

 

[1] Somali Housing Experiences in England

Somali people have been living in Britain for well over 100 years, yet little is known about the size of the population, their problems or needs.The Somali population has remained largely invisible and their needs have been neglected by local and national policy-makers, largely because of the failure to recognise Somali as a distinct ethnic group. This report is an important step forward because it casts light on these hidden experiences and reveals some of the extreme problems and urgent needs of Somali people across England. Read more (Acrobat Read format) download Acrobat click here

[2] Waxqabadka Ururka HSCCA :- Warbixin kooban

[3] Warbixintii Sannadlaha -

[4] Cunitaanka qaadka ee beelaha Soomaalida, Itoobiyanka iyo Yamaanida ee England: dhibaatooyinka iyo xalalka- Warbixin uu qoray ururka Turning Point

Soo Koobid

Taariikh hore
Warbixintan waxa loo sameeyey si loo baadho isticmaalka qaadka iyo daaweynta dhibaatooyinka ee England, iyo in la soo jeediyo talooyinka waxqabadka wanaagsan. Cilmi baareyaashu waxay waraysi ka qaadeen dad ama ashkhaas waxayna beelaha uu khuseeyo ay ka samaysay kooxo xallineed, waxayna wadatashi la yeelatay dad badan oo kala duwan oo ah xirfadleyaal takhasus ku ah daaweynta maandooriyaha.Waxyaabihii ka soo baxay cilmibaadhistii beesha

Hababka isticmaalka

  • 82% dadkii ka soo jawaabay ee ray’igooda la weydiiyay waxay ahaayeen dadka qaadka cuna. Tani waxa laga yaabaa inay tahay tiro badan sababta oo ah iyada oo aan si kala duwan loo xulan.
  • Haweenka waraysiga laga qaaday illaa iyo kala badh ayaa qaadka cuna, halka kooxaha xallinta saddex ka mid ah shantii dumar ahba ay sheegeen inaanay dumarku isticmaalin ama cunin. Tanina waxa laga yaabaa inay tahay faraq dhab ah, ama waxa laga yaabaa inay ka turjumayso cadaadiska saran haweenka ee qaadka. Sida raga haweenku ma isticmaalaan mafrishyada haba yaraatee. Haweenku badanaa ku cunaan guriga oo ay raga kaga badanyihiin.
  • 56% dadka la waraystay ee cuna qaadka waxay cunaan in ka badan toddobaadkii hal mar. Haweenka iyo ragga Soomaaliyeed ayaa cuna qaadka ugu badan kulankii ama fadhigiiba. Kulamada ama fadhiyada celceliskoodu waa 2 ilaa 7 saacadood laakiin waxay noqon karaan illaa iyo 12 saacadood. Soomaalidu waxay u badantahay inay cunaan miirooga oo ah nooc ka baxa dalka Kenya marka loo eego Itoobiyanka iyo Yamaanida.
  • Kooxaha xallintu waxay u malaynayeen in isticmaalka qaadku kordhayo, laakiin natiijooyinkii waraysigu waxay muujiyeen inay dadka badankoodu u malaynayaan in isticmaalkooda qaadku sidii hore yahay. Faraqan waxa markaas loo aanayn karaa xaqiiqada ah in dadka la xidhiidhay adeegyada maandooriyeyaasha laga yaabi in laga filayo inay isticmaalkooda xaddidaan ay aad ugu badnaayeen waraysiyada.

AKHRISO WARBIXINTII OO DHAN - HALKAN RIIX

 

Borough Of Islington

Borough Of Haringey
Borough Of Enfield
Borough of Hackney
Borough of Newham
Borough of Ealing
British Refugee Council
Works and Pension
Home Office
Charity for Homeless
Law Centres federation
Citizens Advice Bureau
Community Legal Rights
Disability Alliance
Advice with Debt Problem
Child Poverty Action Group
Child Benefit Pages
Tax Credit Pages
 
 
 
 
Copyright©2009 HSCCA All Rights Reserved
Haringey Somali Community and Cultural Association, Selby Centre, Selby Rd, London N17 8JL, Tel. 0208 885 1307, 0208 8801 1307 Fax 0208 801 0696